Madaxweyne Biden iyo xisbigiisa oo dhabar-jab weyn kala kulmay Aqalka Senate-ka

Madaxweyne Joe Biden iyo xisbigiisa Dimoqraadiga ayaa Arbacadii dhabar-jab weyn kala dulmay Aqalka Senate-ka Mareykanka, kaddib markii xisbiga Jamhuuriga ay hor istaageen shirciga ilaalinta xuquuqda codbixinta, kaas oo ay muddo sanad ah u ololeynayeen. Dimuqraadiyiinta ayaa diyaar u ahaa inay isla markiiba u codeeyaan isbedel lagu sameeyo mid ka mid ah xeerarka Senate-ka, si ay … Continue reading Madaxweyne Biden iyo xisbigiisa oo dhabar-jab weyn kala kulmay Aqalka Senate-ka